31 Cashir
5 Saacadood
iTUS iyo iiSheeg
Certificate*
CompTIA Network+ 01: Networking Fundamentals waa koorso aad kubaranaysid aas aaska cimiga computer networking. Koorsadaanu waxa ay qeyb katahay CompTIA Network+ N10-008 Exam. Waxaad ku baraneeysaa koorsadaan waxaa kamid ah OSI model layers, Ethernet standards, Iyo Network Cabling.
waxaad kaloo ku baraneeysaa Networking Devices, Ethernet switching features, Iyo Network troubleshooting methodology.
koorsadaan waxaa shuruud u ah barashadeeda in ardaygu soo bartay koorsooyinka hoos kuxusan sida