Certified Ethical Hacker

Koorsadaan waxa eey ku saleeysantahay EC-Council Blueprint CEH exam.

Abdirizak Hersi · April 20, 2020

110 Cashir

20 Saacadood

iTUS iyo iiSheeg

Course Certificate

Koorsadaan waxa eey ku saleeysantahay EC-Council Blueprint CEH exam, cutubyada lagu baranayo waxaa kamid ah reconnaissance, footprinting, enumeration, vulnerability analysis, hacking web servers, wireless networks, IDS, Firewalls,Honeypots,IoT devices, Cloud Computing iyo mobile platforms.
koorsadaan waxa eey iskugu jirtaa Theory iyo Practicle, Tools ka lagu baranayo sidoo isticmaalo koorsadaan waxaa kamid ah Kali Linux, Metasploit, Meterpreter, Nmap, Maltego, Keylogger, Wireshark, OpenVAS, Nikto, DVWA, iyo kuwa kaloo badan.

Course Content

Expand All

About Instructor

+663 enrolled
Not Enrolled
This course is currently closedRetired

Course Includes

  • 13 Cutub
  • 111 Cashir
  • Course Certificate