Fundamentals of Virtualization

Hormarka casrigaa ee ay hiigsanayso tiknolojiyadu waa virtualization oo runtii laf dhabar u ah data centre oo dhan.

Abdirizak Hersi · November 5, 2020

20 Cashir

4 Saacadood

iTUS

Course Certificate

Hormarka casrigaa ee ay hiigsanayso tiknolojiyadu waa virtualization oo runtii laf dhabar u ah data centre oo dhan. Hal computer oo hardware tayo leh wata, oo laga dhex abuuray dhowr computer oo kale (Virtual Machines) ayaa laga wadaa Virtualization. Koorsadaan waxaad kubaranaysaa aas aaska Virtualization ka iyo sida loo isticmaalo Microsoft Hyper-V, VMware Workstation, iyo Oracle VM VirtualBox, oo ah saddexda Tiknolojiyad ee hogaanka uhaysa Desktop Virtualization ka maanta.

About Instructor

+156 enrolled
Not Enrolled
This course is currently closedRetired

Course Includes

  • 4 Cutub
  • 20 Cashir
  • Course Certificate