41 Cashir
6 Saacadood
iTUS
Course Certificate
Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Word 2019 ) Waxaad ku baran doontaa aasaaska sida loo adeegsado software ka Word 2019, Waxaad ku baranee sida loo sameeyo dukumiintiyada adoo isticmaalaya basic text, paragraph, page formatting, mail merge, graphics, styles, table of contents, iyo indexing.
Waxaad kaloo sifiican u fahmi doontaa sida ugu wanaagan oo loo adeegsado tools ka cusub ee lasocda Microsoft Word 2019.