45 Cashir
8 Saacadood
35 Practice Labs
Course Certificate
Red Hat Eenterprise Linux waa koorso aas aas u ah barashada Linux ka, loogana baahanyahay IT Engineer ku inuu yaqaanu haduu doonayo inuu kobciyo aqoontiisa ITga, fursadaada shaqo helis korbay u kacaysaa hadii aad barato Red Hat Linux.
Waxaad ku baranaysaa koorsadaan sida installing Linux, Managing Linex, Managing linux users and groups, Linux local storage, Linux permisions, Linex network services.
Koorsadaan waxay Dabaqaysaa cutubyada Imtixaanka RHCSA EX200.