CompTIA Security+ 01: Attacks, Threats and Vulnerabilities

CompTIA Security+ (SY0-601), waa koorso lagu baranayo aas aaska Cybersecurity oodhan

Abdirizak Hersi · November 14, 2021

83 Cashir

15 Saacadood

iTUS iyo iiSheeg

Certificate*

koorsadaanu waxa ay qeyb katahay CompTIA Security+, waxaadna ku baranee
Threats, Attacks, iyo Vulnerabilities. waxaad kaloo ku baraneeysaa Malware, viruses, worms, iyo Trojans, Threat intelligence, Social engineering, iyo
Security Assessments. koorsadaanu waxa aay wadataa pratice labs badan, oo waa itus oo itaabsii.

koorsadaan waxaa shuruud u ah barashadeeda in ardaygu soo bartay koorsooyinka hoos kuxusan sida

  • CompTIA ITF+
  • CompTIA A+
  • CompTIA Network+
  • Windows 10 MD100
  • Cisco certified network associate (CCNA)
  • Windows Server 2016/2019
  • Red Hat Linux administration

koorsadaanu waxa aay wadataa practice labs badan, oo waa itus oo itaabsii.

Course Content

Expand All

About Instructor

+518 enrolled
Not Enrolled
$39 SALE 50% OFF

Course Includes

  • 11 Cutub
  • 84 Cashir
  • 2 Imtixaanada
  • Course Certificate