Web Design Roadmap

Boggaan waxaad ka helaysaa koorsooyinka lagu barto sida loo dhiso Website-yo heersare ah adoo adeegsanaya CMS-yada sida WordPress iyo Plug-inns kiisa sida Elementor iyo Woo Commerce, balse inta aadan website dhismihiisa aadan bilaabin waa inaad kadhisantahay aas aaska computerka ood soo martay koorsooyinka sida Windows 10 iyo CompTIA ITF+, Adobe Photoshop, kadib ayaad baran kartaa Web Design, Koorsooyinka kuxusan roadmap kaan iskugu xiji sida ay ukala hooseeyaan oo kabilow Computer beginner Course kuxiji Windows 10 hoos uwad ilaa aad a gaadho Woo Commerce, waxaan kuu rajaynaynaa IT Hormar Leh.

Skip to content