Web Design Diploma
WordPress Web Design Diploma waa shahaado heer caalami ah ee aad kubaranayso Web Design oo lagugu barayo mudo kooban ee ah 6 bilood, Diplomadaan waxay qayb katahay Digital Creative Media Degree, Waxaad dhisi doontaa in kabadan 8 Project ee ah websiteyo aad gacantaada kudhisi doonto lagaana caawinayo wixii cilad ah. Xirfadaan qofka barta wuxuu kudhisaa halkii website lacag gaaraysa $300 ilaa $500. waxay kuxirantahay khibradaada iyo macaamiil qancintaada.
6 Mar
Waxaad bixinaysaa bilwalba $49- 12 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of Digital Creative Media Degree
- Practical Proctored exams
3 Mar
Sadaxda Biil ee Hore $99 Bishiiba- 12 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of Digital Creative Media Degree
- Practical Proctored exams
Halmar
Halmar Wada Bixi $299- 12 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of Digital Creative Media Degree
- Practical Proctored exams
Tools aad ku baranaysid Diplomadaan
-
WordPress Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo isticmaalo WordPress CMS.
-
Elementor Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo isticmaalo WordPress CMS.
-
WooCommerce Complete Training
Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo Abuuro eCommerce Store oo ah sida wax loogu iibiyo Website yada.
-
Jannatani Clothing Ecommerce Store
Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo dhiso website lagu iibiyo dharka dumarka.
-
Digital Marketing Agency Website
Koorsadaan waa project base koorso ah oo loogu tala galay in lagu barto sida loo sameeyo website dhamayitiran.
-
Afnaan Hospital Website with Online Booking System
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo dhiso website Hospital, kaasoona ah mid laga dalban karo Appointments.
-
Restaurant Website with Online Ordering
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo dhiso website maqaayadeed, kaasoona ah mid laga dalban karo cunto.
-
Saylac Supermarket Website
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo dhiso website supermarket, kaasoona ah mid lagu gado alaabo badan.
-
Web Hosting Course
Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo iibsado web hosting iyo domain. sidoo kale waxaad ku baranaysaa sida loo maamulo cPanel, iyo Website kaaga si looga dhigo Online.
-
Shopify Complete Course
Shopify All-in-One E-Commerce Platform oo ah SaaS ama Software-As-Service, Shopify waa Madal lagu abuuro Website Ganacsi o dhamayn tiran, Shopify waxaa lagu dhisi karaa ganacsi kooban ama ganacsi balaadhan Website kood