Adobe After Effects CC Fundamentals

Adobe After Effects CC waa software loo isticmaalo hal abuurka muuqaalada Motion Graphic iyo Animation, koorsadaan waxaa lagu baranayaa sida Adobe after effects ow u shaqeeyo, sida motion graphic loo sameeyo, sida text animation loo abuuro, sida loo abuuro 3D Effects, sida aroosyada, xafladaha iyo Wixii lamid ah muuqaaldooda loogu daro qurxin dheeraad ah. Koorasadaan waxaa Baraya Mohamed Isaac Hirsi, oo ku soo shaqeeynayay muda badan Motion Graphics, khibrad badana uleh isticmaalka Adobe After Effects CC.

M
muhammedrauff
Instructor
595 enrolled
6h 25m · 45 lessons
What you'll learn
  • Horudhaca Koorsada
  • Horudhaca Adobe After Effects
  • Adeegsiga – Project iyo Assets
  • Abuurista Composition iyo sida Assets loogu daro Comps
Total content
6 hours · 45 lessons
  • 01Horudhaca02:24
  • 02SIdee Loo bartaa koorasadaan07:38
  • 03After Effects CC Shuuruudihiisa12:10
  • 04Sidee loola soo dagaa Adobe after effects02:41
  • 05Sidee loogu shubaa After Effects Kumbuyuutarka07:55
  • 06Download Course Exercise