Hurbad Live Zoom Classes
Hurbad Diplomas, Degrees, and Master Programs
Hurbad Diploma qiimo dhimis malahan, halkii Diploma waa $300 + admin Fee.
Qaybtaan waxaa kuugu diyaar ah Koorsooyinka bilowga Computer-ka sida Windows 10, 11 iyo Microsoft Office.
Hurbad Course Library
Baro sida loo dhiso website-yo casriya adoo adeegsanaya CMS sida WordPress, Elementor, WooCommerce.
Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Canva, Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, & InDesign.
Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Digital Marketing and Social Media Courses.
Koorsooyinka qaybtaan aad kahelayso waxaa kamid ah , Programming, AI and Automation
Baro sida loo sugo aminiga Aaalada, sida Koorsooyinka Certified ethical hacking iyo CompTIA Security+.
Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Adobe Premier Pro, Adobe Audition, Adobe After Effects.
Koorsooyinka qaybtaan aad kahelayso waxaa kamid ah , Microsoft Azure, Amazon Web Services AWS.
Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah Windows Server, Azure iyo Linux iyo kuwa kaloo badan.
Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah CompTIA N+, CCNA, CCNP iyo kuwa kaloo badan.

