
50 Cashir

6 Saacadood

iTUS & iiSheeg

Certificate*
Shopify All-in-One E-Commerce Platform oo ah SaaS ama Software-As-Service, Shopify waa Madal lagu abuuro Website Ganacsi o dhamayn tiran, Shopify waxaa lagu dhisi karaa ganacsi kooban ama ganacsi balaadhan Website kood. barashada Madasha Shopify waxay Sara u qaadaysaa fursadaada shaqo ee hada baro qaabka fudud ee loodhiso Website ganacsi ee agab ama adeeg iibiya.
Course Content
About Instructor
