Adobe Illustrator CC Fundamentals

koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida graphics loogu abuuro adobe illustrator adoo adeegsanaya,

89 Cashir

10 Saacadood

iTUS

Course Certificate

koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida graphics loogu abuuro adobe illustrator adoo adeegsanaya, Paths, strokes, files iyo xeelado kale oo badan si aad wax ugu abuurto adobe illustreator, koorsadaani waa dufcadii koowaad oo bilow u ah koorsooyin heerar kala duduwan ah oo lagu wada baranayo adobe illustrator for proffesionals.

Course Content

Expand All
Not Enrolled

Course Includes

  • 13 Cutub
  • 89 Cashir
  • Course Certificate