Cybersecurity Roadmap
Boggaan waxaad ka helaysaa koorsooyinka lagu barto cilmiga Cybersecurity ga sida Ethical hacking iyo CompTIA Security+, balse inta aadan kabilaabin CEH iyo S+ waxaa shuruud ah inaad iskugu xijiso koorsooyinka sida ay ukala hooseeyaan ood kabilowdo koorsda CompTIA ITF+ kadib A+ hoos usoco ilaa aad ka gaadhayso CEH, koorsooyinka qaar baa leh koorsooyin kasii farcama sida CompTIA Network+ waa 6 farac, CompTIA Security+ waa 4 farac, CompTIA A+ waa 9 Farac, Certified Ethical hackin waa 20 farac. koorsooyinka faracyada leh waxaa suurta gal ah in faracyada qaar ay wali kusocoto duubis sida CEHv11, Waxaan kuu rajaynaynaa IT Hormar Leh.

-
CompTIA IT Fundamentals+
CompTIA IT Fundamental+ waa koorso aas aas u ah barashada cilmiga ITga
-
CompTIA A+ 220-1101 & 220-1102 Certification
CompTIA A+ Core 1 Iyo Core 2 oo Kakooban 9 Korso Ayaa Halkaan Kahelaysaa
-
CompTIA Network+ N10-008
CompTIA N+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
Windows Server 2019 Administration
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2019
-
Red Hat Certified System Administrator (EX200)
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Red Hat Enterprise Linux Server.
-
Certified in Cybersecurity (CC)
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Certified in Cybersecurity (CC).
-
CompTIA Security+ SY0-601
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa CompTIA Security+ SY0-601.
-
Certified Ethical Hacker v.12
Koorsadaan CEH waxaa lagu baranayaa sida loo sameeyo Penetration testing, oo Ethical hacker lagu noqdo.