Multimedia Roudmap
Boggaan waxaad ka helaysaa koorsooyinka lagu barto xirfada multimedia -ya sida qurxinta sawirada, tafatirista muuqaalada, hagaajinta codka, koorsooyinka kuxusan roadmap kaan iskugu xiji sida ay ukala hooseeyaan hadii aad aas aaska computerka kadhisan tahay ka bood labada basic ga ah Computer beginner course iyo Windows 10, ee toos uga bilow Adobe Photoshop beginner, waxaan kuu rajaynaynaa IT Hormar Leh.

-
Computer Beginner Course
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa bilowga computer ka.
-
Windows 10 Essential Training
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10.
-
Adobe Photoshop CC – Beginner
Koorsadaan waxaad ku baranee sida saxda ah ee loo isticmaalo Adobe Photoshop CC.
-
Canva The Ultimate Tool
Koorsadaan waa koorso aad kubaranyso sida loo adeegsado Canva Content creation tool.
-
Adobe Illustrator CC Fundamentals
Koorsadaan waxaad ku baranee sida saxda ah ee loo isticmaalo Adobe Photoshop CC.
-
Adobe Premiere Pro CC Fundamentals
Adobe Premiere Pro CC waa software ka ugu isticmaalka badan markay kutimaado tafatirista muqaalada.
-
Adobe Audition CC Fundamentals
Adobe Audition CC waa software ka ugu isticmaalka badan markay kutimaado tafatirista codadka.