E-Learning Course Library

Boggaan waxaad kahelee Takhasuska Tiknolojiyada ee iskugu jira bilow iyo dhamaad. Takhasusyada dhamaantood waxaa hoosyimaada koorsooyin badan ee lagu baranayo cilmiga kumbuyuutarka qeybihiisa kala duduwan.

Qaybtaan waxaa kuugu diyaar ah Koorsooyinka bilowga Computer-ka sida Windows 10, 11 iyo Microsoft Office.

Barashada luqadaha ayaa qaybtaan kuugu diyaar ah sida Luqada English-ka iyo arabic-ga.

Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Quickbooks online iyo Desktop, Accounting Courses.

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah  CompTIA IFT+, A+, Windows Client iyo Windows Server.

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah  CompTIA N+, CCNA, CCNP iyo kuwa kaloo badan.

Baro sida loo sugo aminiga Aaalada, sida Koorsooyinka Certified ethical hacking iyo CompTIA Security+.

Koorsooyinka qaybtaan aad kahelayso waxaa kamid ah , Microsoft Azure, Amazon Web Services AWS.

Baro sida loo dhiso website-yo casriya adoo adeegsanaya CMS sida WordPress, Elementor,  WooCommerce, HMTL, CSS, iyo JavaScript.

Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Adobe Photoshop, Adobe Premier, Adobe Audition, Adobe After Effects.