IT Support Pro

Bogaan waxaad kahelaysaa Koorsooyinka la xariira xirfada IT Support Professional oo ah samaynta computers ka iyo cilad bixintooda. Manhajka aad baranayso waa CompTIA Core IT Courses sida CompTIA ITF+ oo ah hal koorso iyo CompTIA A+ oo kakoobaan 9 koorso. xirfadaan waxaa baran kara qof yaqaana aas aaska computer ka sida Windows 10/11, iyo Office Appilications iyo adeegsiga Internetka si guud.

No Courses Found!

New Courses ( Coming Soon )