System Administration Roadmap
Boggaan waxaad kahelaysaa koorsooyin lagu noqdo SysAdmin sida CompTIA A+, Windows Servers, Roadmap ka hoose raac, kor kabilow CompTIA ITF+ ee hoos usoco ilaa aad ka dhamayso koorsada ugu danbaysa ee ah System Center Configuration manager SCCM, koorsooyinka qaar baa leh koorsooyin kasii farcama sida CompTIA A+ waa 9 Farac. koorsooyinka faracyada leh waxaa suurta gal ah in faracyada qaar ay wali kusocoto duubis sida CompTIA A+,waxaan kuu rajaynaynaa IT Hormar Leh.

-
CompTIA IT Fundamentals+
CompTIA IT Fundamental+ waa koorso aas aas u ah barashada cilmiga ITga
-
CompTIA A+ 220-1101 & 220-1102 Certification
CompTIA A+ Core 1 Iyo Core 2 oo Kakooban 9 Korso Ayaa Halkaan Kahelaysaa
-
Linux Ubuntu Desktop Essential Training
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Ubuntu Desktop.
-
Microsoft 365 Certified: Fundamentals (MS-900)
Xirfada aad ku baranyso koorsadaan waa habka casriga ee dunidu uguurayso maanta oo ah Cloud Computing, lagana soo guurasay On-Premises Data Centre.
-
Microsoft 365 Certified: Windows 10 (Exam MD-100)
Modern Desktop Administrator, waxaad ku baranaysaa sida loo howgaliyo Windows 10
-
Windows Server 2016 Administration
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2016
-
Windows Server 2019 Administration
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2019
-
Red Hat Certified System Administrator (EX200)
Red Hat Eenterprise Linux waa koorso aas aas u ah barashada Linux ka.