Microsoft 365 Certified: Fundamentals (MS-900)

36 Cashir

4 Saacadood

iTUS iyo iiSheeg

Course Certificate

Xirfada aad ku baranyso koorsadaan waa habka casriga ee dunidu uguurayso maanta oo ah Cloud Computing, lagana soo guurasay On-Premises Data Centre. Koorsadaan waa koorso si guud udulmaraysa adeegyada ow kakoobanyahay Microsoft Certified 365 guud ahaan sida M365 ADMIN, Modern Desktop Admin, Teamwork Admin, Messaging Admin, Security Admin iyo xirfada kaloo badan.

Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 5 Cutub
  • 36 Cashir
  • Course Certificate