Computer Literacy Roadmap
Boggaan waxaad ka helaysaa wadadii aad raaci lahayd ee ah IT beginner roadmap ka ama qofka bilowga ku ah computer koorsooyinka owsan kamaarmin inuu soo barto si uu xirfadiisa sara ugu qaado, koorsooyinka waxaa la iskugu xijiyaa sida ay ukala hooseeyaan sida 1. Computer beginner course ilaa mid ugu hoosaysa ee ah computer typing ka sidaas iskugu xiji barashadooda, waxaan kuu rajaynaynaa IT Hormar Leh.
-
Computer Beginner Course
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa bilowga computer ka.
-
Windows 11 Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 11.
-
Windows 10 Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10.
-
Microsoft Word Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Word
-
Microsoft PowerPoint Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa Microsoft PowerPoint.
-
Microsoft Excel Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Excel

