Microsoft PowerPoint 2021 – Beginner

50 Cashir

8 Saacadood

30 Layli

Course Certificate

Koorsadaan waxaad kubaranaysaa waa sida loo adeegsado Software ka PowerPoint 2021 ee ah software ka tirsan Microsoft Office Applications, xirfada aad kubaranayso koorsadaan waa qaybta aas aaskaa ee PowerPoint 2021 sida Slide layout, shapes and Objects, alignment and grouping, transitions and animations, slide zoom iyo xirfada kaloo fara badan.

Course Content

Expand All
Not Enrolled

Course Includes

  • 7 Cutub
  • 53 Cashir
  • Course Certificate