
23 Cashir

2 Saacadood

iTUS iyo iiSheeg

Certificate
Koorsadaan waxaa loogu tala galay qofka doonaya inuu hada bilaabo barashada Computer-ka si aas aas ah, xirfada aad kubaranee koorsadaan waxaa kamid ah, Qalabka computer ku kaboobanyahay, Software-ka computerka kushaqeeyo, sida internet loogu xirto computerka, sida email loo samaysto loona diro, sida Web Browsers loo adegsado oo internet wax laga baaro.
Course Content

Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!