Windows 10 Essential Training

Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10.

45 Cashir

5 Saacadood

iTUS

Course Certificate

Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10, waxaa kamid ah waxa lagu baranayo koorsadaan sida loo maamulo files and folders, sida loo isticmaalo core bundled apps oo layimaada Windows 10ka, Web browsers ka iyo email iyo accounts.
sidoo kale waxaad ku baraneeysaa sida Windows ka loogu sameeyo customization iyo sida App looga soo gagsado Microsoft Store iyo .

Course Content

Expand All
Cutub Content
0% Complete 0/1 Steps
Not Enrolled
$10

Course Includes

  • 12 Cutub
  • 45 Cashir
  • Course Certificate