Microsoft 365 Certified: Windows 10 (Exam MD-100)

Koorsadaan waxay qayb katahay Microsoft 365 - Modern Desktop Administrator, waxaad ku baranaysaa sida loo howgaliyo Windows 10.

 

159 Cashir

7 Saacadood

100 Practice Labs

Course Certificate

Koorsadaan waxay qayb katahay Microsoft 365 – Modern Desktop Administrator, waxaad ku baranaysaa sida loo howgaliyo Windows 10, sida loo diyaariyo enterprise deployment, sida post-installation configuration loogu sameeyo windows 10, sida network configuration loogu sameeyo windows 10, sida loo maamulo acounts and users ka windows 10, sida loogu dabaqo local policy windows 10, sida loo xajiyo Windows 10 security, iyo kuwa kaloo badan ayaad ku baranaysaa koorsadaan insha alah.

Maxaad Ku Baranee Koorsadaan?

  • Deploy Windows 10
  • Perform Post-Installation Configuration
  • Manage Accounts and Devices
  • Configure Data Access and Protection
  • Configure Devices by Using Local Policies
  • Manage Windows Security
  • Configure Windows 10 Networking
  • Configure Remote Connectivity
  • Configure System and Data Recovery
  • Manage and Monitor Windows
Not Enrolled
$20

Course Includes

  • 12 Cutub
  • 159 Cashir
  • Course Certificate