
70 Cashir

14 Saacadood

iTUS

Course Certificate
Adobe Premiere Pro CC waa software ka ugu isticmaalka badan markay kutimaado tafatirista muqaalada (Video Editing), koorsadaan waxaa lagu baranayaa sida Filimaanta loo habeeyo, loo qurxiyo, sida la iskugu Dardaro Muuqaalo kala duduwan, loo diyaariyo muuqaalo qurux badan, sida aroosyada, xafladaha iyo Wixii lamid ah. Koorasadaan waxaa Baraya Mohamed Isaac Hirsi oo ku soo shaqeeynayay muda badan Video editing, khibrad badana uleh isticmaalka Adobe Premiere Pro CC.
Maxaad Ku Baranee Koorsadaan?
- Barashada adeegsiga guud ee Adobe Premiere Pro
- Diyaarinta iyo Qorshaynta Kahor Tafatirista
- Bilowga Tafatirista
- Jarjarista Muqaalka iyo Adeegsiga Trim Tools
- Sumadaynta iyo Maamulka guud
- Hagaajinta Codadka Muuqaalada
- Kudarista Sawiro iyo Qurxin Dheeraad ah
- Adeegsiga – Effects – ka iyo Hagaajinta muuqaalka
- Xawaaraha Muuqaalka
- Qurxinta Midabka Muuqaalka
- Qoraal kudarista Muuqaalka
- Soo Bandhigista Muuqaal tafatiran
Course Content
About Instructor
