161 Cashir

20 Saacadood

iTUS & iiSheeg

Certificate

CompTIA Linux+ waa koorso aad kubaranayso adeegsiga, maamulka iyo ciladbixinta Linux Operating system oo lafdhabar u ah xirfadaha kala duduwan ee ITga sida SysAdmin, Networking, Programming iyo Cybersecurity. Qofka barta Linux+ wuxuu yeelanayaa afar xirfadood oo kala ah. 1️⃣ System Management ➡️ oo ah inaad configuration kusamayn karto Linux Distros kala duduwan, software packages aad kushubi karto. inaad maamulikarto Storage iyo services. 2️⃣ Security ➡️ oo ah sid ugu fiican ee loo bixiyo ama ay ushaqeeyaan Linux file and data permissions, iyo authencitation ka sida loo maamulo, sida linux fiewall loogu sugo aminiga guud ee systemka, 3️⃣ Scripting, Containers and Automation ➡️ oo ah waxaad kubaranee sida loo qoro Linux script wax ku ool ah, sida linux contrainers ushaqeeyaan loona adeegsado oo ah topic aad u xiiso badan, automation oo ah sida loo qoro batch files fulinaya adeegyo aad u idmatay. 4️⃣ Troubleshooting ➡️ oo ah inaad baranayso sida loo cilad bixiyo linux apps, hardware iyo users ka waxii ay ka cabanayaan oo cilad ah.

Course Content

Expand All

About Instructor

+22 enrolled
Not Enrolled

Course Includes

  • 10 Cutub
  • 161 Cashir
  • Course Certificate