
36 Cashir

5 Saacadood

iTUS iyo iiSheeg

Certificate
CompTIA Network+ 06 – Network Management waa koorso aad kubaranaysid aas aaska cimiga computer networking. Koorsadaanu waxa ay qeyb katahay CompTIA Network+ N10-008 Exam. Waxaad ku baraneeysaa koorsadaan waxaa kamid ah Network Management Documentation, Network Policy Management, Disaster Recovery Concepts, and High Availability Concepts. Waxaad kalood ku baraneeysaa Cloud Concepts Virtualization And Storage Area Network Technologies, Datacenter Network Architecture.
Course Content
