60 Cashir
10 Saacadood
iTUS & iiSheeg
Certificate
Koosadaan waxaad ku baranaysaa Elementor Page Builder. Elementor waa WordPress plugin kuu fududaynaya in aad websites professional ah ku dhistid wordpress. Elementor waa Drag and Drop Page Builder aad u sahlan isla markaana aad u awoodbadan, kuna siinaya xoriyad aad ku dhisto website dhayistiran adoonan wax code ah qorin. Koorsadaan markii aad dhamayso waxaad dhisin doontaa website professional, waxaadna arkin doontaa in aad noqon doontid qof xirfad wayn bartay, sababtoo ah waxaad dhisin kartaa website casri ah oo dhayistiran.