Java Complete Course

Abdiwahab Hersi · August 13, 2023

85 Cashir

5 Saacadood

iTus & iiSheeg

Certificate

Java Complete Course – Waa koorso aad kubaranayso si fudud luqada Java oo ah luqadaha computer ka mida ugu muhiimsan, Java waxaa lagu isticmaalaa samaynta Database yada, Desktop ama Mobile Apps, iyo waxyaabo kaloo fara badan, xiliga aad ku dhamayn karto waa mid ku xiran dalaal kaaga iyo waqtiga aad galiso daawashada iyo fahamka cashirada, koorsada qiimaheedu waa $50 ood halmar bixinayso, mana malahan xili ay kaa dhacayso koorsadu ama ay kaa xirmayso, Koorsooyinka hurbad waa halmar iibso waligaana baro, eWaxbarasho aanan la barxin ee lagaa siinayo sicir aadan saluugin weeye Koorsooyinka kabaxa Hoyga tababarka engineerada mustaqbalka hurbad.com.

Course Content

Expand All

About Instructor

+4 enrolled
Not Enrolled
This course is currently closedRetired

Course Includes

  • 6 Cutub
  • 85 Cashir
  • Course Certificate