
45 Cashir

8 Saacadood

iTUS & iiSheeg

Certificate
Kali Linux waa Operating System ka loo adeegsado Advanced Penetration Testing iyo Security Auditing, kuna salaysan Debian-based Linux distribution, wuxuu wataa tools owsan ka maarnin qofka ethical hacker ah si ow uguto howshiisa shaqo ee ah adkaynta amniga meelaha ow ka jilicsan yahay network-gu iyo owdiska dulduleelada looga soo dhici karo network-ga. Kali Linux waxaa lagu adeegsadaa shaqooyinka kala ah; Penetration Testing, Security Research, Computer Forensics, Reverse Engineering, Vulnerability Management and Red Team Testing. HADA BARO hacking-ka anshaxa kusalaysan si aad udifaacdo naftaada iyo network-gaaga.
Course Content
About Instructor
