Python Complete Course

Koorsadaan waxaad ku baranee Python oo ah Luqada laga bilaabo barashada Programming.

Abdiwahab Hersi · May 26, 2023

80 Cashir

5 Saacadood

iTUS & iiSheeg

Certificate

Python Complete Course – Waa koorso aad kubaranayso si fudud luqada Python oo ah luqadaha computer ka mid ugu fudud dhanka barashada ama fahamka, oo waa luqad kuqoran plain english, Python waxaa lagu isticmaalaa samaynta Website Apps, Desktop ama Mobile Apps, Database manipulation iyo waxyaabo kaloo fara badan, xiliga aad ku dhamayn karto waa mid ku xiran dalaal kaaga iyo waqtiga aad galiso daawashada iyo fahamka cashirada, koorsada qiimaheedu waa $50 ood halmar bixinayso, mana malahan xili ay kaa dhacayso koorsadu ama ay kaa xirmayso, Koorsooyinka hurbad waa halmar iibso waligaana baro, eWaxbarasho aanan la barxin ee lagaa siinayo sicir aadan saluugin weeye Koorsooyinka kabaxa Hoyga tababarka engineerada mustaqbalka hurbad.com.

Soo dhawaw Hada Baro, Hada Dalbo.

Course Content

Expand All

About Instructor

+69 enrolled
Not Enrolled
This course is currently closedRetired

Course Includes

  • 10 Cutub
  • 83 Cashir
  • Course Certificate