Cisco Technical Certifications
Cisco waxa ay soosaartay Certification badan oo iskugu jira Networking, DevNet, Cybersecurity, iyo Network Design. Qofkii rabta in uu noqdo network engineer wuxuu baran karaa CCNA iyo CCNP Enterprise, kii raba in uu barto Cybersecurity ga waxaa u diyaar ah CCNA Cybersecurity Iyo CCNP Security. Sidoo kale Cisco DevNet ayaa udiyaar ah qofkii raba in uu barto Network Automation. Page kaan waxaan iskugu keenay koosooyinka diyaarka ah ee Cisco.
