109 Cashir
15 Saacadood
iTUS & iiSheeg
Certificate
Koorsadaan AZ-800 waxaad kubaranaysaa Windows Server 2022 sida configuring and managing on-premises server loo dhiso iyo hybrid cloud infrastructure deployment sida loo fuliyo. SysAdmin Qofka ahi waxaa looga baahanyahay inuu sifiican ugaranayo Azure Technology si ow Integration ugu sameeyo Windows Server 2022 environments with Azure services iyo Managing Windows Server 2022 in on-premises networks. administrative tools ka iyo technologies aad kubaran doonto koorsadaan waxaa ka mid ah: Administering and managing Microsoft Server servers, Deploying and managing Active Directory Domain Services, Managing and securing Windows Server, Windows Server Storage technologies, Managing Virtualization and Containers, Implementing and Operating DHCP and DNS, IaaS virtual machine (VM) administration. iyo xirfada kaloo bara badan ee HADA BARO, HADA DALBO.