78 Cashir
15 Saacadood
iTUS & iiSheeg
Certificate
Koorsadaan AZ-801 waxaad kubaranaysaa Configuring Windows Server Hybrid Advanced Services. SysAdmin Qofka ahi waxaa looga baahanyahay inuu sifiican ugaranayo Azure Technology si ow Integration ugu sameeyo Windows Server 2022 environments with Azure services iyo Managing Windows Server 2022 in on-premises networks. administrative tools ka iyo technologies aad kubaran doonto koorsadaan waxaa ka mid ah: Secure Windows Server on-premises and hybrid infrastructures, Implement and manage Windows Server high availability, Implement disaster recovery, Migrate servers and workloads, Monitor and troubleshoot Windows Server environments, Azure Arc, Microsoft Defender for Identity, Microsoft Defender for Cloud, and IaaS virtual machine (VM) administration. iyo xirfada kaloo bara badan ee HADA BARO, HADA DALBO.