CompTIA A+ 220-1001 & 220-1002

CompTIA A+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Hardware iyo Software.

OGAYSIIS – KOORSADAAN WAA DHACDAY OO WAXAA LAGA SAARAYAA MADASHA HURBAD.COM 1 January 2023.

80 Cashir

12 Saacadood

50 Practice Labs

Course Certificate

CompTIA A+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Hardware iyo Software. koorsadaan markaad dhameeyso waxa aad noqoneeysaa PC Technician, sameeyinkara ama cilad bixin kara wax kasta oo cilada oo ku yimaada computer ka. sidoo kale waxaa lagu baranayaa Computer Networking, Security, Virtualization, Cloud Computing iyo Troubleshooting Theory.

Course Content

Expand All
Not Enrolled
RETIRED

Course Includes

  • 10 Cutub
  • 81 Cashir
  • Course Certificate