Digital Marketing Diploma
Digital Marketing Diploma waa shahaado heer caalami ah ee aad kubaranayso Xirfada Digital Marketing ee aad iskaa ugu shaqaysan karto ama aad shirkad ugu shaqayn karto si ah Digital Marketer. mudo kooban oo 6 bilood ah ayaa lagaa dhigayaa qof xirfad le ah. Diplomadaan waxay Qayb katahay Digital Creative Media Degree. Xirfadaan qofka barta wuxuu kasamayn karaa dhaqaale fiican. waana mid ku xiran khibradaada.
6 Mar
Waxaad bixinaysaa bilwalba $49- 9 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of Digital Creative Media Degree
- Practical Proctored exams
3 Mar
Sadaxda Biil ee Hore $99 Bishiiba- 9 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of Digital Creative Media Degree
- Practical Proctored exams
Halmar
Halmar Wada Bixi $299- 9 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of Digital Creative Media Degree
- Practical Proctored exams
Tools aad ku baranaysid Diplomadaan
-
Digital Marketing Complete Course
Digital marketing waa adeegsiga aalada si aad u suuq gayso ganacsigaaga, koorsadaan ayaa si faahfaahsan ugu baranee waa maxay Digital Marketing iyo sida aad ugu hornarin karto ganacsigaaga
-
WordPress For Digital Marketing
Koorsadaan waxaad kubaranee sida loo isticmaalo WordPress CMS, looguna dhiso Landing Pages. Waxaad kaloo ku baranaysaa Elementor iyo WooCommerce.
-
Adobe Photoshop For Digital Marketing
Koorsadaan waxaad ku baranee sida saxda ah ee loo isticmaalo Adobe Photoshop CC.
-
Canva the Ultimate Tool
Koorsadaan waa koorso aad kubaranyso sida loo adeegsado Canva Content creation tool.
-
Blogger, YouTube and Facebook Content Monetization
Koorsadaan waxaad ku baranee sida loo abuuro YouTube Channel, Blogger, Google Adsense iyo Facebook Page loogana sameeyo lacag.
-
Social Media Marketing – Facebook
Koorsadaan waxaad kubaranee sida soo abuuro Facebook Page loona maamulo, xayaysiisna loogu xiro
-
Instagram For Business
Koorsadaan waxaad kubaranee sida soo loogu xayeeysiisto Business kaaga Instagram Loogu soo bandhigo
-
Google Ads Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranee sida soo loogu xayeeysiisto Business kaaga Google Ads.
-
Affiliate Marketing Complete Course
Koorsadaan waxaad kubaranee sida soo loo sameeyo Affiliate Marketing Business.