Ma u baahanahay English barashada Networking?

  • Ma u baahanahay English barashada Networking?

    Posted by Dayeb Dahir on May 22, 2023 at 6:13 PM

    Asc asxaabta iyo macalinkaba Hadid aan rabo inaan Barto Networking luqada English aan (advance)aad u aqaani qabad ma igu noon karta mise waa in aan luqadaydana xoojiya su’aashaan qabo waa taasi.

    Waad mahadsantihiin

    Muhumed abdi Ahmed replied 10 months, 1 week ago 5 Members · 4 Replies
  • 4 Replies
  • muktar mohamud

    Member
    May 22, 2023 at 6:25 PM

    aniga ahaan inad basically dhisantahy luqada english ka waxey kaa caawineysa inaad fahantid wax badanoo ah inad si fog udhex gasho networking ama any field

  • Abdirizak Hersi

    Organizer
    May 22, 2023 at 7:36 PM

    Qasab maahan in aad taqaano English Advanced ah, balse waa ay kuu fiicantahay in aad taqaano Basics.

    • Muhumed abdi Ahmed

      Member
      June 27, 2023 at 9:41 AM

      Asc macalin c/risaq

      Qof computerka kayaqaana wax yar oon badnayn lkn (windows10) dhamaystay

      Network adiministarator (diploma)

      Toos ma ubilaabi karaa

      Ama course ka layidhaahdo [sybersecurty]???

  • Ismail Abdi Osoble

    Member
    June 9, 2023 at 4:54 PM

    Sxp English kaliya wa luqad lkn Networkinga wa cilmi marka kaliya ina basica taqaano ayaa muhiim ah wll marka English yuuna caqabad kugu noqon

Log in to reply.