Hurbad WordPress Web Design Diploma

Abdirizak Hersi · February 28, 2023

200 Cashir

20 Saacadood

iTUS iyo iiSheeg

WordPress Web Design Diploma waa shahaado reer caalami ah ee aad kubaranayso Web Design oo lagugu barayo mudo kooban ee ah 6 bilood, Diplomadaan waxay wadataa Macalin kula xisaabtamaya kuna caawinaya iyo arday aad wax isla baranaysaan iyo Layliyo fara badan ee laguu dirayo laagana saxayo, hadii aad qaadato Hurbad Diploma waad kushaqa tagi kartaa.

WordPress Web Design Diploma Waxay wadataa:

  • 8 Koorso oo eLearning
  • 1 Koorso ee Ugaar ah Diplomadaan
  • Hurbad Group Macalin leh ayaa lagugu darayaa
  • Waa lagula xisaatamayaa
  • Bishii waxaa jiraa Live Zoom Session ee soconaya 2 ilaa 4 saac
  • Mudo Lix Bilood ayay soconaysaa Diplomadaan
  • Wixii Cilad ah ee Kugu soo baxa waa lagaa caawinaa si toos ah
  • Wixii suaal ah ee kuusoo baxa waa lagaaga jawaabaa Group ka dhexdiisa
  • Waxaa laguu dirayaa inaad soo dhisto sadax Website ee aan kujiran kuwii aad kusoo baratay 8da Koorso.
  • Ugu Danbayn waxaa lagaa qaadaya Imtixaan Live ah Kaligaa oo practrical ah ee soconayaa 2 saacadood.
  • Markii aad kubaasto Imitixaanka waxaad helaysaa Shahaado Diploma ah ayaa Laguu soo dirayo oo daabacan, meelkasta ood dunida uga sugantahay DHL ayaa laguu soo dhigayaa, Tiinbare iyo Saxiix Macalin wadata,oo ah shahaado anan la copy yayn karin ee Anti-counterfeit Security Hologram Wadata.
  • Qiimha waaa $300. wax GorGortan ahna malahan.

About Instructor

+57 enrolled
Not Enrolled
This course is currently closedDiploma

Course Includes

  • 2 Cutub
  • 10 Cashir