29 Cashir
4 Saacadood
iTUS iyo iiSheeg
Course Certificate
Koorsadaan waxaad kubaranee Microsoft Azure Fundamentals waana bilowga barasha Azure, waxa aad ku baraneeysid koosadaan waxaa kamid ah Cloud concepts, core Azure Services, Azure pricing iyo support, sidoo kale waxaad ku baraneeysaa cloud security, privacy, compliance, iyo trust.
Mahad-celin kusocota bahada hurbad, gaar ahaan macalin Abdirizak Hersi. Bishii kobaad ee sandakan 2021 anigo social mediaha iska dhex dabalamnaya Ayaan waxaan arkay (Hurbad Institute of Technology). Isla markiiba waan iska qoray, madaama aan aad ujeclaa barashada cilmiga computerka, markiiba waxaan doortay koorso kamid ah koorsooyinka aan aad uxiisaynayay oo ah, (Microsoft Certified Azure Fundamentals).
Waxaa aad isoo jiitay course introductionka macalin Abdirizak, isla markiiba waan bilaabay barashada koorsada, caadiyan koorsadu ma sahlana, lakin markii aad wax ku baranaysid luuqad aad 100% fahmayso waxaa lagaaga baahanyahay kaliya dadaal iyo rabid. Schoolka markaad wax ka baranaysid wax walbo waa theory,waqti badan ayayna kaa qadanee, lakin macalimiinta Hurbad waxay wax kuu baranayaan si practice ah, yacni waxay ku tusayaan waxaad samayn lahayd markaad joogto goobtaada shaqada. Intaas kalia kuma ekee, waxaa kaloo Hurbad school caadi ah uga duwantahay, casharada koorsooyinka oo dhan way duubanyihiin oo markaad doonto iyo meshaad doonto ayaad ku baran kartaa, casahrada schoolku ma duubna oo macalinku daqiiqado kooban ayuu sharaxaad yar ku siinayaa, lakin hurbad wax walba waa duubanyihiin, hadada imtixaanka kudhacdid waad kunoqon kartaa. Mudo bil iyo bar gudahood ah ayay igu qaadatay inaan ku guulaysto qaadashada koorsada kor kuxusan waliba qaymo aad ujaban Ayaan kuhelay Course iyo exam, $10 koorsada Ayaan kubartay, $15 doolar exam Ayaan kugalay 24/2/2021, lakin waan kudhacay, hadana 28/2/2021 ayaan mar labaad imtixaan galay waan ku guulaystay waliba pointskii layga rabay kabadan Ayaan keenay, waxaa layga rabay 700 points lakin 805 score Ayaan sameyay. Marka waa guul taariikhi ah inaan $40 doolar iiga baxday koorsada iyo labadii imtixaanba.
Ugu danbayn waxaan kula talinayaa dhalinyarada (wiilal iyo gabdho) iyo xataa dadka waawayn, inay Hurbad ka faa’iidaystaan, sababtoo ah barayaasha hurbad waa dhalinyaro maskax furan kaana dhigi kara engineerka mustaqbalka,Hurbad lagaagama baahna inaad shan maalin school aado, ee maalin walba markaad shaqadaada kasoo baxdo kadib ayaad halsaac ama 2 saac si online ah wax ubaran kartaa: hadaadan waligaa xataa IT baran hada ayaad bilaabi kartaa, waxaan hubaa in mudo 2 sano gudahood ah aad IT professional kunoqon kartid, waayo luuqada aad wax ku baranayso waa luqadaadii hooyo oo aad 100% fahmayso.
Allaha barakeeyo hirgaliyaasha (Hurbad Institute of Technology).

Course Content
About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!