23 Cashir
3 Saacadood
iTUS
Course Certificate
Kusoo dhawaw barashada Linux Ubuntu desktop, koorsadaan waxaad ku baranayso waxaa kamid ah sida loogu shubo linux OS kumputerkaaga, sida loo isticmaalo Ubuntu desktop, sida loogu shaqaysiiyo linux files and folders, sida loogu xiro internetka, sida loogu xiro email kaaga iyo online accounts kaaga, sida user accounts loogu daro, sida terminal ka loo isticmaalo iyo inkaloo badan, kafaaiidaysi wacan.