Network Infrastructure Diploma
Hadii aad soo baratay labada xirfadood ee kala ah IT Support Pro iyo SysAdmin, waxaad diyaar utahay inaad barato Xirfada Network infrastructure oo ah inaad noqoto Network Engineer buuxa ee dhisi kara network yo dhamaystiran, cilad bixin kara netowk ga. waxaad u shaqaynkartaa shirkadaha isgaarsiinta iyo kuwa guud intaba. mushaarka lagu shaqo bilaabo EU & USA waa 5,000+ bishii kuna xiran khibradaada shaqo, Bariga Dhexe iyo Africa waxaa lagu shaqo bilaabaa waa $700 ilaa $1500 bishii. *Fadlan Ogow* Qiimaha Guud ee Diplomadaan waa $300 + Diploma Admin Fee $115 Ardayda Dalka Joogta, $160 Ardayda Dibadda Joogta.
Slow Diploma
Waxaad bixinaysaa bilwalba $25- 9 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 12 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
Speedy Diploma
Waxaad bixinaysaa bilwalba $50- 9 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 4 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
Express Diploma
Waxaad bixinaysaa bilwalba $100- 9 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 6 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 3 - 6 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
One Time Payments
Halmar Iska wada Bixi $300- 9 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 6 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 3 - 6 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
Cilmiga aad ku baranaysid Diplomadaan
-
01. Cisco Packet Tracer Training
Koorsadaan waxaa Lagu baranayaa sida loo adeegsado Cisco Packet Tracer.
-
2. Cisco Certified Support Technician (CCST) - Networking
CCST, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
3. CompTIA Network+ 01: Networking Concepts
CompTIA N+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
4. CompTIA Network+ 02: Network Implementation
CompTIA N+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
5. CompTIA Network+ 03: Network Operations
CompTIA N+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
6. CompTIA Network+ 04: Network Security
CompTIA N+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
7. CompTIA Network+ 05: Wireless, Cloud Computing and Remote Access
CompTIA N+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
8. Cisco Certified Network Associate - 200-301
Koorsadaan waa CCNA cusub Exam number keeduna waa ( CCNA 200-301 )
-
9. CCNP Enterprise Core (350-401 ENCOR)
Koorsadaan waa CCNP) cusub Exam number keeduna waa ( 350-401 ENCOR)

