97 Cashir
15 Saacadood
iTUS & iiSheeg
Certificate
Microsoft Certified: Azure Administrator waa koorso aad ku baranayso Azure si advance ah oo waxaa shuruud u ah koorsadaan inaad soo baratay Azure Fundamentals (AZ900), Koorsadaan waxay kusalaysan tahay AZ104 Exam, Xirfada aad kubaranayso waxaa ka mid ah:
* Manage Azure identities and governance
* Implement and manage storage
* Deploy and manage Azure compute resources
* Implement and manage virtual networking
* Monitor and maintain Azure resources
Koorsadaan si aad u barato waa inaad fahamsantahay technology yadaha hoos ku xusan sida ay u shaqeeyaan iyo inaad khibrad u leedahay adeegsigooda:
* Operating systems
* Networking
* Servers
* Virtualization
Koorsadaan marka aad qaadato waxaad si xeel dheer ah u fahmi doontaa Microsoft Azure Cloud Computing. kuna shaqa tagi kartaa. HADA BARO, HADA DALBO.