System Administration Diploma
Hadii aad soo baratay xirfada IT Support Pro, waxaa lagu xijiyaa Xirfada System Administratrion ka si laguu dalacsiiyo ee aad u noqoto Server administrator iyo Azure Professional, Linux Administrator. shaqooyinka ITga heerka labaad ama 2nd Line ayaad noqon hadii aad barato xirfadaas SysAdmin ka, Khibrad shaqo hadii aad u leedahay IT Support Pro. mushaarka aad ku shaqo bilaabi karto EU & USA waa $3,000 bishii iyo kabadan (kuna xiran khibradaada shaqo). Bariga Dhexe iyo Africa mushaarka logu shaqeeyo waa $500 bishii ilaa $1,000. *Fadlan Ogow* Qiimaha Guud ee Diplomadaan waa $300 + Diploma Admin Fee $115 Ardayda Dalka Joogta, $160 Ardayda Dibadda Joogta.
Slow Diploma
Waxaad bixinaysaa bilwalba $25- 7 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 2 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 12 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
Speedy Diploma
Waxaad bixinaysaa bilwalba $50- 7 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 4 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 6 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
Express Diploma
Waxaad bixinaysaa bilwalba $100- 7 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 6 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 3 - 6 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
One Time Payments
Halmar Iska wada Bixi $300- 7 eLearning Courses
- This is not a Zoom Class
- This is On-Demand Video Courses
- Minimum 6 hours daily requirement
- Students & Teachers WhatsAPP Group
- 3 - 6 Months Period from the Start date
- Part of IT Infrastructure Degree
- Practical Proctored exams
- Diploma Administration fee apply
Xirfadaha aad ku baranaysid Diplomadaan
-
1. CompTIA Server+
CompTIA Server+ waa koorso aad kubaranayso sida loo maamulo Servers ka.
-
2. Windows Server 2022 Administration
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows Server 2022
-
3. Windows 11 Enterprise Administrator
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Windows 11 Enterprise level
-
4. CompTIA Linux+
CompTIA Linux+ waa koorso aad kubaranayso adeegsiga, maamulka iyo ciladbixinta Linux Operating system oo lafdhabar u ah xirfadaha kala duduwan ee ITga sida SysAdmin, Networking, Programming iyo Cybersecurity.
-
5. RedHat Certified System Administrator
RedHat Certified System Administrator (RHCSA) waa koorso aad kubaranayso adeegsiga, maamulka iyo ciladbixinta Redhat Operating system oo lafdhabar u ah xirfadaha kala duduwan ee ITga sida SysAdmin, Networking, Programming iyo Cybersecurity.

