Adobe PhotoShop CC Beginner – Study Plan

Adobe PhotoShop CC Beginner markii aad baraneeysid waxaad u baahantahay in aad qorsheeyso waqtiga aad galineeysid maalin kastaa iyo usbuuc kastaa. Study plan kaan waxaan u diyaarinay ayaa waxa ay tahay in ardayda Hurbad ay ka faa’iideeyistaan si ay udiyaariyaan koorsada Adobe PhotoShop CC Beginner. Ugu horeeeyn waxaad u baahantahay in aad iska diwaan galiyo koorsada Adobe PhotoShop CC Beginner da oo ku jirta Hurbad website.

Adobe PhotoShop CC Beginner

Adobe Photoshop CC waa software loo isticmaalo wax kaqabadka sawirada, xirfada aad kubaranayso koorsdaan waxaa kamid ah: Furista PhotoShop files, Photoshop tools iyo workspaces, Photoshop Layers, Kaydinta sawirka – Saving images, Kordhinta Iftiinka masawirada – Brightening images, Qurxinta masawirka – Balancing images, Barashada Qaabaynta masawirka – Developing images, Midbka masawirka – Colour correction, Qaabka xulashada – Selection tools, kala qaybbinta masawirka – Cropping image, Rinjiyaynta maswirka – paint, Qaab iyo Qurux – Retouching, Hagaajinta araga masawirka – Pixel Resolution. iyo kuwe kaloo fara badan.

Koorsadaan wax ay ka koobantahay

  • 15 Cutub
  • 77 Cashir
  • 7 Saacadood
  • 74 Itus oo Itaabsii
  • Course Certificate

Related Articles

Responses