
Windows Server 2019 Administration Study Plan
Windows Server 2019 Administration markii aad baraneeysid waxaad u baahantahay in aad qorsheeyso waqtiga aad galineeysid maalin kastaa iyo usbuuc kastaa. Study plan kaan waxaan u diyaarinay ayaa waxa ay tahay in ardayda Hurbad ay ka faa’iideeyistaan si ay udiyaariyaan koorsada Windows Server 2019 Administration. Ugu horeeeyn waxaad u baahantahay in aad iska diwaan galiyo koorsada AWindows Server 2019 Administration da oo ku jirta Hurbad website.
Windows Server 2019 Administration

Maxaad Ku Baranee Koorsadaan?
- Introduction to Windows Server 2019
- Building the Server Lab Environment
- Windows Server Administration Overview
- Identity Services in Windows Server
- Network Infrastructure services in Windows Server
- File Servers and Storage management in Windows Server
- Hyper-V virtualization and containers in Windows Server
- High Availability in Windows Server
- Disaster recovery in Windows Server
- Windows Server security

Responses