Network Engineering Roadmap
Boggaan waxaad ka helaysaa koorsooyinka lagu noqdo Network Engineer sida CompTIA Network+, CCNA, CCNP, koorsooyinka waxaad iskugu xijisaa sida ay ukala hooseeyaan oo kabilow CompTIA ITF+ ee hoos usoco ilaa aad ka gaadho CCNP, koorsooyinka qaar baa leh koorsooyin kasii farcama sida CompTIA Network+ waa 6 farac, CompTIA A+ waa 9 Farac. koorsooyinka faracyada leh waxaa suurta gal ah in faracyada qaar ay wali kusocoto duubis sida CompTIA A+, waxaan kuu rajaynaynaa IT Hormar Leh.
-
CompTIA IT Fundamentals+
CompTIA IT Fundamental+ waa koorso aas aas u ah barashada cilmiga ITga
-
CompTIA A+ 220-1101 & 220-1102 Certification
CompTIA A+ Core 1 Iyo Core 2 oo Kakooban 9 Korso Ayaa Halkaan Kahelaysaa
-
Cisco Packet Tracer Training
Koorsadaan waxaa Lagu baranayaa sida loo adeegsado Cisco Packet Tracer.
-
CompTIA Network+ N10-008
CompTIA N+, waa koorso lagu baranayo aas aaska Computer Networking oo dhan.
-
Cisco Certified Network Associate - 200-301
Koorsadaan waa CCNA cusub Exam number keeduna waa ( CCNA 200-301 )
-
CCNP Enterprise Core (350-401 ENCOR)
Koorsadaan waxaa lagu baranayaa Core exam ka CCNP da cusub ENCOR.