Find answers, ask questions, and connect with our
community around the world.

  • Abdirahman

    Member
    July 15, 2021 at 5:04 PM

    Wll sysadmin qofka noqonaya Waa inuu qofku qaato CompatiaIT fundemantal ,A+ , Network + CCNA iyo modern desktop administrator Muhiimaduna maaha markaad intaas oo course qaadato inaa tahay sysadmin waa inaad ugu yaraan ku shaqaysaa labo sano oo khibrad kororsataa Waa inta ogaalkayga ah Mahadsanid sxb

  • Abdirahman

    Member
    September 18, 2021 at 6:59 AM

    Ada mudan sxb