Hurbad waa Madal eWaxbarasho ee AfSomali Kubaxaysa

Hoyga Tababarka injineerada Mustaqbalka

Dalbo oo Daawo Durbadiiba

Free Certificate of Completion

Hurbad Diplomas & Programs

Hurbad Diploma waa program aan ugu tala galnay in ay ardayda wax kabarata hurbad ay kuqaataan Diploma caalami ah

Hurbad Course Library

Qaybtaan waxaa kuugu diyaar ah Koorsooyinka bilowga Computer-ka sida Windows 10, 11 iyo Microsoft Office.

Barashada luqadaha ayaa qaybtaan kuugu diyaar ah sida Luqada English-ka iyo arabic-ga.

Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Digital Marketing and Social Media Courses.

Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Computarized Accounting and Financial Courses.

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah  CompTIA IFT+, A+, Windows Client iyo Windows Server.

Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah  CompTIA N+, CCNA, CCNP iyo kuwa kaloo badan.

Baro sida loo sugo aminiga Aaalada, sida Koorsooyinka Certified ethical hacking iyo CompTIA Security+.

Koorsooyinka qaybtaan aad kahelayso waxaa kamid ah , Microsoft Azure, Amazon Web Services AWS.

Koorsooyinka qaybtaan aad kahelayso waxaa kamid ah , HTML, CSS, JavaScript, PHP, Python, SQL iyo Java.

Baro sida loo dhiso website-yo casriya adoo adeegsanaya CMS sida WordPress, Elementor,  WooCommerce, HMTL, CSS, iyo JavaScript.

Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Canva, Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, & InDesign.

Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Adobe Premier Pro, Adobe Audition, Adobe After Effects.

Kubaro ITga Si Itus oo Itaabsiiya

Hurbad waxaad kahelaysaa eWaxbarasho aan laBarxin oo lagaa siinayo Sicir aadan saluugin, Hal koorso waa $10.

Online Access Anywhere Icon
12,000+ Arday

10,000 kun oo arday oo kala jooga dunida daafaheeda

2 Bonus Flow Classes
110+ Koorso

Hada waxaa diyaar ah 100+ koorso oo takhasusyo kala duduwan kusaleeysan.

Goal Icon
5,500+ Muuqaal

Waxaa diyaar ah 5,500+ oo cashir HD ah.

Certificate Icon
Certificates of completion

Koorso walbaa waxa ay wadataa shahaado

kubaro mobile kaaga

Hurbad waxa kabaro adoo jooga goob kasta iyo goor kasta.​

ITga ubaro si casri ah

Adoo jooga Goob Kasta, Goor Kasta.

Ardayda Hurbad Maxeey Dhaheen?