Hurbad waa Madal eWaxbarasho ee kabaro cilmiga ITga.
Hoyga Tababarka injineerada Mustaqbalka
Dalbo oo Daawo Durbadiiba
Hurbad waa Madal eWaxbarasho ee kabaro cilmiga ITga.
Hoyga Tababarka injineerada Mustaqbalka
Dalbo oo Daawo Durbadiiba
Stackable Certifications
Hurbad Diplomas, Degrees, and Master Programs
Hurbad Diploma waa program aan ugu tala galnay in ay ardayda wax kabarata hurbad ay kuqaataan Diploma caalami ah
Hurbad Course Library
Qaybtaan waxaa kuugu diyaar ah Koorsooyinka bilowga Computer-ka sida Windows 10, 11 iyo Microsoft Office.
Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Digital Marketing and Social Media Courses.
Qaybtan waxaad kahelaysaa koorsooyinka sida Computarized Accounting and Financial Courses.
Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah Windows Server, Azure iyo Linux iyo kuwa kaloo badan.
Koorsooyin qaybtaan aad ka helayso waxaa kamid ah CompTIA N+, CCNA, CCNP iyo kuwa kaloo badan.
Baro sida loo sugo aminiga Aaalada, sida Koorsooyinka Certified ethical hacking iyo CompTIA Security+.
Koorsooyinka qaybtaan aad kahelayso waxaa kamid ah , Microsoft Azure, Amazon Web Services AWS.
Baro sida loo dhiso website-yo casriya adoo adeegsanaya CMS sida WordPress, Elementor, WooCommerce.
Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Canva, Adobe Photoshop, Adobe Illustrator, & InDesign.
Qaybtaan Koorsooyin aad ka helayso waxaa kamid ah Adobe Premier Pro, Adobe Audition, Adobe After Effects.